Musharaxiin ka tanaasulay Doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Puntland

Waxaa saakay xarunta Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ka bilaabatay khudbadaha ay jeedinayaan musharaxiinta u taagan kuraasta Aqalka Sare ee Puntland ku leedahay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa soo saaray liiska 22-Musharax oo u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee ku leedahay Puntland oo gaaraya 11-kursi, waxaana musharaxiinta isugu jireen kuwa la wato iyo … Continue reading Musharaxiin ka tanaasulay Doorashada xubnaha Aqalka Sare ku matalaya Puntland